Dagaal caawa ka dhacay Dhuusamareeb xili uu ku sugan yahay RW Rooble

Dagaal khasaare nafeed geystay ayaa caawa ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug kaasoo dhexmaaray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowlada Somalia. Sida wararku sheegayaan  dagaalkan oo aan la ogeyn sababta uu ku bilowday ayaa dhexmaray ciidamo ku sugnaa bar Kontrol oo gaadiidka lagu baaro iyo ciidamo kale. Tacshiirad xooggan oo muddo kooban socotay … Continue reading Dagaal caawa ka dhacay Dhuusamareeb xili uu ku sugan yahay RW Rooble